F.G: Webkan dhismo ayaa ku socda, fadlan soo booqo mar kale.
Muxaadaradan waxaa lagu qabtay New Zealand maalintii Sabtiga ee 12ka April 2008, Waxaa ka soo qayb galay Mashaa'iikhda ahlusunnah wal jamaacah ee ku dhaqan dhulkaas, gaar ahaan:
1. Sh. Dr. Hersi Aw Mohamed oo Martisharaf ahaa
2. Sh. Cabdullaahi
3. Sh. Nuur Qutubi
Iyo qaar kale oo badan.
Sidoo kale waxaa si xiiso leh uga soo qayb qaatay jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Dalka New Zealand badankooda oo ka kala yimid meelo aad u fogfog. Ugu dambaystii Sh. Dr. Hersi Wuxuu aad ugu mahad celshay jaaliyadda Soomaaliyeed sida deeqsinimada leh ee ay usoo dhawaysay.
|
|
MUXAADARADII IYO KULANKII AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH EE LAGU QABTAY MAGAALADA WELLINGTON EE NEW ZEALAND
|
Sawirka Culumada
|
Sawirka Culumada
|
Sawirka Culumada
|
Jaaliyadda qaarkood
|
Jaaliyadda qaarkood
|
Jaaliyadda qaarkood
|
|
|